Taariikh: 5 July 2011
Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,mudane Axmed Maxamed
Maxamuud (Siilaanyo)
Ujeeddo: Mahad celin , cafiska Madaxweynuhu u fidiyey Mujaahid
Qawrax Muse Xuseen
Madaxweyne , anigoo ku hadlaya magacayga, Eng. Mohamed Ali Muse , ka
Qoyska Mujaahid Qawrax
Muse Xuseen,ka dhamaan magacayada ku qoran warqada hoos ku lifaaqan
iyo ka dhammaan
intii k a hawl gashay, kana damqatay, cadaalad darrada uu u xidhnaa Mujaahid Qarax Muse Xuseen,
in ka badan 7 bilood, waxaad Madaxwyne naga guddoontaa salaan sharaf
, qadarrin iyo maamuusbba mu dan.
http://www.longlivesomaliland.com/Mujaahid%20Qawrax%20Muuse%20Xuseen%20oo%20caddaalad%20darro%20u%20xidhan.htm
Madaxweyne, waxaan si xushmad iyo qadarin leh ,aanu dhammaantayo
kaaga mahad celinaynaa co dsigaa
aad naga aqbashay,ee aad Mujaahid Qawrax Muse Xuseen, cafiska ugu
fidisay,xorriyadiisiina ugu soo celisay,waxaanan Allaha awoodda leh
kaaga baryaynaa inuu kaa abaal mariyo.
Waxaa maanta guulaystay Garsoorkii Somaliland,waxaa guuleysatay
Jamhuuriyadda Somaliland,w axaa guulaystay
Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud
(Siilaanyo).
Mar labaad, Madaxweyne mahadsanid,waxaanan Allaha awoodda leh kaaga
baryaynaa, inaad ku w aarto caafimaad taama,masuuliyadda culus ee aad
Dalkaaga iyo Dadkaaga u haysana,Rabbi kuu fud udeeyo,kugu asturo,kugu
garab galo, kaana yeelo Madaxweynihii umaddiisa uga taga dhaxal aan
abid ka duugoobin,insha Allah.
Eng .Mohamed Ali Muse
|