|
WAR-SAXAAFADEED

Taariikh: 6 May,2014
Qoraal #:TWF7-06052014
Ujeeddo:Mahad celin,Xaakimka Imaarada Dubai,Sheikh Mohamd Bin
Raashid Al Maktoum
Dhamaan Maamulka iyo xubnaha Hay'ada samo falka ee Tog-wajaale
Foundation (TWF), waxay u mahad celinayaan Xaakimka Imaarada
Dubai,ahna madaxweyne ku-xigeenka D alka Imaaraatka Carabta,Sheikh
Mohamd Bin Raashid Al Maktoum,oo Hay'adiisa samo fa lka ee Sheikh
Mohamd Bin Raashid Al Maktoum Humanitarian & Charity
Establishment,ay bixisay dhaqaalaha ku baxaya hir galinta
Cusbitaalka weyn ee magaalada Tog-wajaale,o o gabo gabo ku dhaw.
Hay'adda samo-falka ee
Tog-wajaale
Foundation
(TWF),
oo iyadu talada & fikirka Cusbit aalkaba lahayd,ayaa dalka gudihiisa
iyo dibadiisaba dadaal joogta ah ka sameysay, cods iyana u qortay
Hay'adaha samo falka ee ka hawl gala Dalalka Carabta,Yurub iyo
Qaarad a Maraykanka.
Waxaan soo jeedinaynaa in Cusbitaalka weyn ee magaalada Tog-wajaale,loogu
magac d aro Sheikh Mohamd Bin Raashid Al Maktoum ama Madaxweynihii
hore Dalka Imaaraadka Carabta,marxuum Sheikh Zayed bin Sultan Al
Nahyan,oo ahaa shaqsi aad u naxariis bad an,mashaariic samo fal ah ,
oo badanna umada muslimiinta u qabtay.
Hay'adda Samo-Falka ee Tog-Wajaale Foundation (TWF)
|
|