Degmadda Wajaale oo Si Balaadhan looga Xusay 18-ka May iyo Wacdarihii Dhalinyaradda iyo Haweenka.



 


Wajaale (TNN)- Munaasabad Balaadhan oo lagu Xusayo sanad guurada 21-aad ee ka soo waree gtay la soo noqoshadii Somaliland ayaa manta lagu Qabtay Fagaaraha Khayriyadda ee Degmada Wajaale.

Munaasabadaasi oo ay ka soo qayb galeen Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyi galinta Boobe Yuusuf Ducaale, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ganacsiga Abiib Axmed Cali, Badhasaab ku xigeenka Gobolka Gabiley Cali Cabdi C/laahi (Cali Case), Gudoomiyaha Degmada Wajaale Xaashi Maxamuud Cabdi, Maamulka Degmada Wajaale, Abwaano, Mujaahidiin, Ganacsato, Madax Dhaqa meed iyo Dhalinyaro aad u tiro

 

 


Mustafe Future
Timacade News Desk
Wajaale Office
mccfuture@hotmail.com