Madaxwaynaha
Dalka Jabuuti oo ku dhawaqay xubnihii xukuumadiisa cusub
Djibouti, May 12,2011 (TNN)-Madaxweynaha Dalka Jabuuti,mudane
Ismaaciil Cumar Geelle,ay aa ku dhawaaqay xubnaha xukuumadiisa
cusub,ka dib markii uu mar sadddexaad ku guulaysta y doorashadii
Madaxweynenimada ee dalka dhacday Bishii April ,2011.
Magacyada xunbaha oo dhameys
tiranna ,waxay u dhignaayeen sidatan:
-Ra’iisal Wasaare Deliate Maxamed Deliate
-Wasiirka Cadaalada Cali Faarax Casoowe
-Wasiirka Maaliyada Ilyaas Muuse Dhawale
-Wasiirka Difaaca C/qaadir Kaamil Maxamed
-Wasiirka Arimaha Dibada Maxamuud Cali Yuusuf
-Wasiirka Arimaha Gudaha Xasan Darar Hufane
-Wasiirka Caafimaadka Cali Yacquub Maxamed
-Wasiirka Waxbarashada Dr. Caddaawe Xasan Cali
-Wasiirka Tacliinta Sare Nabiil Maxamed Axmed
-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Dr. Xaamud Cabdi Suldaan
-Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Dr. Fu’aad Axmed Aye
-Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Isgaadhsiinta Cabdi Xuseen Axmed
(Qarda jeex)
-Wasaarada Shaqada iyo horumarinta shaqaalah Cali Xasan Bahdoon
-Wasaarada Deegaanka iyo Guryaynta Muuse Axmed Xasan
-Wasaarada Haweenka Xasna Barkhad Daa’uud
Wasiir-ku-xigeenka W. Arimaha Dibada Axmed Cali Siley
Wasiir-ku-xigeenka Maaliyada ee Arimaha Budget-ka Amare Cali Siciid
Wasiir-ku-xigeenka Maaliyada ee Arimaha Dalxiiska iyo Ganacsiga
Cabdi Cilmi Askhir
Xoghayaha Ra’iisal Wasaaraha Sahra Yuusuf Qayaad
Wasiir-ku-xigeenka Deegaanka iyo Guryaynta Aamina Cabdi Aadan
Agaasimaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jaamac Cilmi Cokiye.
Abdiqani Maxamed Ciise (Nijaar)
Timacade News Desk
Jabuuti , Jamhuuriyadda Jabuuti
|