WAR-SAXAAFADEED


 

 

Taariikh:14 February 2012


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaa nyo) waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Numberkeedu yahay JSL/M/XILQ/249/1-928/022012 Xilkii uu hayey kaga qaaday Mudane, Maxamuud Raage Ibraahim oo ahaa Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda.



Maadaama oo aad xilkii ka soo bixi weyday, xilalka Qaranka ayay dabcigiisa tahay in uu meerto noqdo oo kolba cid hanan karta loo dhiibo.



Sidaa darteed, maadaama aad muddo soo haysay xilka Agaasiimaha Guud ee Wasaaradd a Arri maha Dibedda, waxaan gartay in aan kaa qaado xilkii Agaasimaha Guud ee Wasaar adda Arrim aha Dibedda
 

 


ALLAA MAHAD LEH

 


XAFIISKA AF-HAYEENKA MADAXTOOYADA JSL.