Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siila anyo) oo London
soo gaadhay caawa.(Daawo Sawiro)
London-(TNN)-Waxa caawa kasoo degay garoonka caalamiga ah ee
Heathrow International Airp ort Madaxweyanaha Somaliland
Axmed
Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wafti uu hogaaminaayo
London-(HWN)-Waxa caawa kasoo degay garoonka caalamiga ah ee
Heathrow International Airp ort Madaxweyanaha Somaliland Axmed
Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wafti uu hogaaminaayo oo ka kooban
sadex xunbood oo ay ka mid yihiin marwadiisa Amina-Waris iyo
Wasiirka Arimaha Dib ada Dr Maxamed
Cabdilaahi, Waxa madaxweyanaha garoonka ugu diyaar ahaa dadweyne
reer
So maliland ah aad u farabadan oo isaga kala yimid daafaha dalkan
Ingiriiska waxa iyaguna madasha aad ugu badnaa warbaahinta kala
du-duwan oo ay ugu horeyso TVga qaranka Somaliland.
Waxa ay dadku safaf dhaadheer u galeen sidii ay usoo
dhaweyn-lahaayeen
madaxweynaha iyo w aftigiisa isagoo markii uu madasha soo gaadhay
madaxweynahu uu salaan ku wada maray dadwey nahii soo dhaweeyey oo
aad
u fara badnaa,kana tirsanaa qaybaha bulshada oo ay ka mid ahaay een
haween ku labisan calanka Somaliland, caruur si quruxbadan loogu soo
labisay iyo qaar ka mid ah madaxda xukumadiisa, "Intaas kadib waxa
uu
hadal kooban siiyey warbaahinta isagoo madaxwe yanahu aad ugu
mahadceliyey dadweynaha aadka u quruxda badan una soo dhaweeyey sida
quru xda badan waxaanu kalee sheegay in dalkii aad loogu nabad qabay
xaaladuna ay aad u wacan ta hay ", intaas kadib waxa la geeyey
madashii
loogu talo galay madaxweynahay iyo waftigiisa.
Mar aan la kulmay Wakiilka Somaliland ee dalkan Ingiriiska Axmed
Cumar
Sangoore waxa uu ii shee gay in madaxweynahu uu u yimid baadhitaan
xaga
caafimaadka ah iyo nasasho oo uuna dalkan jo ogi doono mudo 3
todobaad
ah hadii Ilahay yidhahdo,Waxa uu ka gaabsaday inuu madaxweynahu la
kulmi doono bulsha weynata reer Somaliland ee dalkan degan iyo
inkale.
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Sillaanyo waxa losoo dhaweeyey
si aad u qurux bad an oo dadkii soo dhaweeyey ay ka mid ahaayeen
madax
ka tirsan Wasaarada Arimaha Dibada ee dalkan Ingiriiska lana dejiyey
meelaha lagu qaabilo badaxda dawladaha caalamka, waxa amaankiisa
sugaayey qaar ka mid ah dadka sida khaaska ah u tababaran,
Waxa kale oo madasha kusoo dhaweeyey qaar ka mid ah xukumadiisa oo
isugu jirey Wasiiro ku xig eeno,Agaasimayaal iyo Ururka Somaliland
Women
Association SLWA iyo SSUK waxaana ka mid ahaa.
Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland Xasan Axmed Adan, Qunsulka Daahir
Tukaale, Wakiilka Somalila nd ee UK Axmed Cumar Sangoore, La taliyaha
madaxweynaha xaga dhaqaalaha Axmed Carwo, Ag aasimaha Wasaarada
Warfaafinta Faysal Cali Sheekh, Wasiir kuxigeenka Arimaha Dibada
Maxame d Yoonis, Siciid Xasan Shekeeye, SSUK iyo Ururka Haweenka
Somaliland SLWA.
Wixii kasoo kordha safarka Madaxweynaha dib ayaan idiinka soo
sheegi.
Xamse Axmed Salaan
London
hamse100@gmail.com
|