|
Madaxweynaha
Jamhuuriyadda Somaliland,mudane Axmed Maxa med Maxamuud (Siilaanyo)
iyo wefti ballaadhan oo uu hoga am inayo oo si weyn oo kal iyo laab
ah loogu soo dhaweeyey magaalada Burco
Burco,9 October 2011 (TNN)-Madaxweynaha
Jamhuuriyadda Somaliland,mudane Axmed Maxamed Siil aanyo iyo wefti
ballaadhan oo uu hogaaminyey,ayaa si weyn loogu soo shaweeyey
magaala madaxda Gobolka Tog-dheer ee Burco,Hooyadii Xoriyadda
Somaliland, ahna halkii lagaga dhawaaqay gooni isu ta agii
Jamhuuriyadda Somaliland,Bishii May 18,1991.
Madaxweynaha Somaliland oo
dadweyne aad u tiro badan kula hadlay fagaaraha hore ee guriga
marti da ee magaalada Burco,ayaa waxaa ku sugnaa madasha Weriyaha Timacade News ee Gobolka
Togdhee r, Axmed-Hanad, kana diyaariyey
war bixintan:
Weriye Axmed-Hanad Gurey
Timacade News Desk
Burco,Tog-dheer
|
|