MAANTUUNBAY NOO CURATAY HADAANU NAHAY DHALINTA REER
SAXIL
Bismilaahi
raxmani raxim´ waxan marka hore mahadnaq iyo aman usoo
jeedinaya bahda war baah inta Somaliland oo
dedaalka ugu jira soo gudbinta wararka meel kasta oo
aanu caalamka ka joogn o, waxan iyana sidoo kale amaan
usoo jeedinaya Wasiirka Duulista iyo Hawada, Wasiirka
Warfaafi nta ,Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland, Marwada
Koowaad ee Jamhuuriyada Somaliland iyo dh amaanba
maamulka Gobolka Saaxil, hawsha weyn ee ay ka fuliyeen
Gobolka.Run ahaantii dhalin ah aan aad banu ugu
faraxnay ,waana wax mustaqbalka Gobolka meel ku ool u ah
, sidoo kale waxan iyana mahad u soo jeedinaya dhamaan
Qurbo jooga reer Saaxil ee hadh iyo habeen u hawlan
sidii degaankoodu u horu mari laha .
Reer Saxilna , waxan leeyahay waxaynu joogna wakhtigii
isbedelka dalka aynu kow ka noqon laha yn , ee qof
walawba dhexda u xidho sidii aad hawlaha horumarinta
Gobolka ka socda qeyb lexaad leh uga qaadan lahayd ,
sidoo kale iyana waxa farxad innoo ah isku duubnida ay
maamulka Gobolku muujiyeen, iyo wada shaqeynta ay
Gobolka ku horumarinayan.
Waxan sidoo kale
mamulka Dawlada Hoose kula talin laha in ay wadada
dhamaystiran ay bilabeen, iyagoo tageero dhaqale
weydiisanaya Dekedda oo imika dhaqaale looga balan
qaaday Gobolka, sid oo kale waxan amaan gaar ah u soo
jeedinaya Gudomiyaha Gobolka oo aad moodo in uu Gobolka
ad ugu heelan yahay.
Waxad mooda in aan mahad naqaygan aan yara guulwadeeyey
, balse runtii waxan anigoo ka mid ah dhalinta Reer
Saxil aan aad ugu farxay wax qabadka ay mujiyeen madaxda
Gobolka iyo weliba kuwa dalku.Wax qabakaas oo laga
fuliyey Gobolkayga oo aan mudo 20 Sanno ah wax qabad muu
qda ka dhicin , waxaan sidoo kale iyana aad ugu farxay
qurbo jooga Gobolka oo imika u soo jeestey Gobolkooda
sidii ay waxtar fikir iyo wada shaqeyn intaba ula
qeybsan lahaayeen bulshada iyo mad axdaba,
WA BILAAHI TAWFIIQ
Mohamed Ali Ahmed
laalays99@hotmail.com
|
|