TACSI
KA TIMID LA-TALIYAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA IYO GANACSIGA
TACSI: MARXUUM
MUJ COL AXMED MAXAMED HALAC
Anigoo ku hadlaaya magaca Xafiiska La-taliyaha Madaxweynaha ee
Dhaqaalaha iyo Ga nacsiga, waxaan tacsi u dirayaa bulshoweynta
Somaliland GAAR AHAAN urarkii SNM iyo
reer HALAC , ehelka, xigtada, xigaalka
iyo asxaabta Marxuumka meel kasta ooy joogaanba.Marxuumku waxuu ku
geeriyooday dalka Sweden taar.
07/05/2012.
Marxuum Axmed waxuu ahaa nin taariikh weyn ku leh halgankii SNM iyo
guud ahaan ciidanka boliska Somaliya iyo Somalilandba, isagoo
hormood ka ahaa aasaaskii ururka SNM oo
gurigiisa Muqdisho ka mid ahaa meelaha lagu shiro laguna aransado
intaan ur urka lagu dhawaaqin..
Waxaan marxuumka Alle uga baryayaa danbi dhaaf, naxariis iyo inuu ka
yeelo kuwa dh axla janatul Fardaws, ehel iyo asxaabna waafajiyo
samir iyo duco. Aamiin.
Ahmed Hassan Arwo
La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Dhaqaalaha
samotalis@gmail.com
http://samotalis.blogspot.com
|