war saxaafadeed
KU: MD. DAAHIR
RAYAALE KAAHIN
MADAXWEYNAHA JSL
HARGEYSA
UJEEDDO: BUUXINTA XUBINTA KOMISHANKA DOORASHOOYINKA QARANKA EE
XISBIGA KULMIYE
Mudane Madaxweyne,
Tix-raac qoraalka summadiisu tahay JSL/M/GXK/009-1807/102009, ee ku
taariikhaysnaa 17/10/09, waxa aan halkan kuugu soo gudbinayaa
bedalaadii aad naga codsatay ee xubintayada Komishanka
Doorashooyinka Qaranka, waxaanuna u soo xulnay xubintaasi Md.
Cali-khadar Xasan Cismaan.
Waxaanu mar labaad kaa rajaynaynaa inaad xubintaas u gudbin doonto
Go laha Wakiillada, si ay waajibaadkooda uga gutaan.
Wa Billaahi Tawfiiq
Md. Axmed Maxamed Siilanyo
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE
|