Ogyasiis: Kullanka Maayaradda Degmooyinka Gabiley, Borama iyo Berbera iyo Jaalliyada Somaliland ee Wadanka Holland Axadda 08/06/2014

 


 

Waxaa la ogeysiinya dhaammaan Jaaliyada reer somaliland ee wadanka Holland inay ku soo fool-leeyihiin Seddexda Maayir ee ugu miisaanka culus Somaliland. Mr Shucayb Maxa med Muuse Guddoomiyaha degmada Gabiley iyo Guddomiyaha degmada Berbera Mr. C/sh akuur Maxamed Ciddin iyo Maayarka Degmada Borama Mud.Saleebaan Xasan Xaddi Wax ayna kullan Qiimo badan la qaadan doonaan Jaaliyada Reer Somaliland ee wadanka Holla nd.

Xafladu Waxay ka Dhici Doontaa Magaalada Rotterdam ee Dalka Holland Waana kan hoos ku Xusan Ciwaanka Goobta Xafladu.

Oudelandstraat 75,
3073 lj Rotterdam.



Waa Maalinta Axadda 08/06/2014 saacadu waa 04:00 pm illaa 11:00pm habeenimo .



Wixii Faafaahin ah kala xidhiidh Maxamed Yusuf tel. 0684297521.



Sidaa iyo ka soo qayb gal fiican