Ogaysiis: Kulanka Maayarka Gabiley iyo Jaalliyada Gob olka ee Sweden Stocholm Sabtida 07/06/014

 


 

Ogaysiis Muhiim ah: Bulsho Waynta Gobolka Gabiley, Woqooyiga iyo Galbeedka Hargeys a ee ku Dhaqan Wadanka Sweden Waxaa lagu Wargelinayaa in 07-06-2014 Maalinta S abtida lagu Qaban Doono Magaalada Stockholm kulan Balaadhan oo Dhex mari Doona Ja aliyadda iyo Maayarka Magaalada Gabiley Mud:Shucayb Maxamed Muuse oo habeenka asi Marti ku ah Madasha.

Kulanka oo lagaga Wada Hadli doono Waxyaabo Badan oo Waxtar u leh Horumarka Gob olka kaasi oo Fikirka Aad ku kordhisaa qayb ka noqon doona Horumarka Mustaqbal ee Magaaladaada.


Waa Habeenka Axadu Soo Galayso Saacadu Waa 06: 00 pm ilaa 09:00 pm Waxaana Kul an Aad u muhiim ee Wakhtiga Fadlan ilaaliya

Goobtu Waa Rinkepy folkethus ee ka soo Qayb gal wanaagsan



Wixii Faahfaahin ah kala Xidhiidh

Mobile: 0046734946119