War Deg Deg ah: Golaha Fulinta ee Xisbiga Udub oo Cod Aq labiyad ah Ku Ansixiyay Musharaxa Madaxwayne nimo ee Xisbiga UDUB oo Noqday Jamaal Cali Xuseen.

 

 

Kal fadhigaasi oo ay ka soo Xaadireen 23 xubnood ka mid ah 43 xubnood ee uu ka koobanyahay Golaha dhexe ee Xisbiga udub



Hargeysa,3 Nov 2012 (TNN)-Shirkii golaha Fulinta ee Xisbiga udub oo maanta ka Furmay Hotel Cr own ee Magaalada Hargeisa, ayaa Goor dhawayd lagu Ansixiyay inuu Musharaxa Jamaal Cali Xus een u taaganyahay Musharaxnimada Jagada Madaxtinimo ee Xisbiga UDUB,.



Kal fadhigaasi oo ay ka soo Xaadireen 23 xubnood ka mid ah 43 xubnood ee uu ka kooban yahay Golaha dhexe ee Xisbiga UDUB, ayaa waxay cod gacan taag ah ku Ansixiyeen Musharaxa jagada asi,Jamaal Cali Xuseen.

 

 

 


Cali Mahdi Cismaan Axmed
Tmacade News Desk
Hargeisa somaliland