Cismaaciil Geedi Xareed oo ah madaxa dalada USN oo
Xabsiga loo taxaabay
Waxaa maanta ay taarikhdu aheyd 05/03/2013 loo taxaabey Xabsi
Cismaaciil Geedi Xareed oo ah madaxa dalada USN ee arimaha
doorashada ahna madaxa Xisbiga UDJ,waxaana la qab t ey ka hor xilligi
loo balansanan maanta in laa iskugu yimaado
muddoharaad xilli ay goorsheegtu aheyd 15hH00 sido kale waxaa shaley
loo taxaabey xabsi afhayeenki dalada USN ee Dahir Axmed Farah.
U jeedada loo xidhey Cismaaciil Geedi Xareed oo ah suntaaro lagu
suntaareynaayo isku soo baxa Dadweynah ee loo balansana maanta ay
taarikhdu tahey 05/03/2013.Inkaste oo inta badan ee madaxda dalada
USN loo taxaabey Jeelasha Dalka,hase ahaatee waxaa maanta ka soo
jawaabey baaqi Madaxda Mucaaradku ay ugu yeedheen Dadweynaha dad aad
u badan oo lagu qiyaasey kumanaan qof oo kaa koobna Bulshada
laamaheega kala duwan
Si kastaba haa ahaate waxaa hadda ku jiiraan Jeelasha Jabuuti
Naxaabiis lagu qiyaasey ilaa 650 Maxbuus oo ka kooban bulshada
qeybaheega oodhan oo ay ku jiraan qaar ka mid ah ma daxda dalada
USN,sida Cismaaciil Geedi Xareed, Dahir Axmed Farax Cabdiraxmaan
Bashiir, Ca bdiraxmaan Barkhad Good,Giire Maydal iyo Maydhane Cokiye
Anoo ku hadlaayo magaca dalada USN ee Mucaaradka Jabuuti waxaan si
wadajir ah u camba areyneyna xaadhiga foosha xun ee lagula kacaayo
madaxda iyo taagerayaasha USN oo kaa dhan ah xaaquqda
aadamaha,waxaan ka codsaaneyna Maamulka Cismaaciil Cumar Geele in uu
u soo celiyo xoriyada Madaxda iyo Taagerayaasha USN ee sida
xaqdarada ah ugu xidhan Jeelasha Dalka, iyada oo aan wax shuruud ah
lagu xidheyn
Eebe Ayaa Mahad leh
Wakilka Xisbiga UDJ ee Beneluxega
Ahmed Reyale
|