Ina Sulubaw takarta kugu taagan
ka tali ,tu kale oo kaa fog haka taline
Hore u sheegtayoo aad ugu nabad gashay ereyo aad badheedh u tidhi oo
xambaarsanaa cu qdad iyo calool xumo kugu raagtay ,oo sidii Dabsinka
kugu dhex daray,isla markaana caqligaa ga gaabani ku siiyay, inaad nin
xijaabtay, oo wuxuu lahaa xumaan iyo samaanba la god Galay aad umad
sheekh iyo shariif, rag iyo dumar isla hor taagtay
"Geeridii ina
Cigaal waa laga faa'ii day ," isna lahaa dad baad ku heli doontaa
,kuna waayay
wixii uu ku doonaayay.
Waxa haddaba kuu nusqaana inaad garan weydo , oo dadka aad manta wax
u sheegaysaa in ay yihiin kuwii shalay ku bartay, doraadna ku
yiqiinay ,waxaad ka shaqeyn jirtay,waxan had dab kuu sheegayaa Ina Sulubaw,
Arab
kaagama baahna inaad u hadashid, kaagamana baahn a taageero,
Beesha
Arabna , Dawladii ay soo doorteen , ee ay iyaguna wateen , ee waliba sid a
buuxda uga dhex muuqdaan, muruq iyo Maalna ay la garab yihiin, isna
ogol yihiin, ayay hoos joogaan, inaad u soo doonyaysato inaad wax ka
sheegto toona ma ogola, waxase Kaaga baah an wax u sheega naftaada iyo
reerkiina.
Waxan ku soo gaba gabeynayaa Takarta kugu taagan ka ma taliside, tu kale
oo kaa fog baad tilmaantaa
Wa bilaahi tawfiiq,
Nagiib Muuse Axmed
Berbera/Somaliland |
|