Ilaahayow naxariistii Janno ka waraabi Dr. Maxamed
Haybe Kaahin


 


 


Dr. Abokor Xasan Guuleyd
iyo Inj. Hamud Duale waxay halkan tacsi uga dirayaan qoyskii, qaraabadii iyo asaxaabtii uu ka baxay ee ay ku timid geeridii naxdinta iyo tiiraanyada lahayd ee ku timid Dr. Maxamed Haybe Kaahin.


Waxaanu Ilaahay uga baryaynaa in uu naxariistii Janno ka waraabiyo innagana samir iyo iimaan Ilaa hay innaga siiyo.
 

 


Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin