Maamulka Timacade News,wuxuu ka codsanayaa dhammaan shacabka Somaliland,Xukuumadda  iyo umadda Muslimiintaba ,inay Ilaahay dartii ugu soo gurmadaan Hooyo  Xabiiba Jaamac Caynaashe ,oo saddex wiil oo maskaxda ka buka haysata