MUJ IBRAHIM MEYGAAG SAMAATAR OO AAN WELI HANBALYAYN SHACABKA IYO
MADAXWEYNAHA CUSUB

Waxaan salaamayaa dadkayga reer Sl ee xalaasha iyo caddaalada jecel
markaas tana u helan horumar wadatashi is maqal iyo is qanciin
walaaltiinimo horta waa alle mahadii mar walba wax aa mudnanta
kowaad leh shacabkeena SL dibad iyo gudahaba.
Oo il gaar ah ku hayaa ilaatiinta nabadgelyada midnimada iyo wada
jira reer Sl taas haddi aan ka gudbo waxaa calaamka meel kasta laga
hadal hayaa oo fariimo hanbalyo iyo bogaadiin loo wada dirayaa
doorashadi SL dhacday bishi June 26 2O10 doorashadaas oo indhaha
calaamka gaal iyo Islamba soo jeedatay hadaba waxaa weli aan
guushaas ka hadllin Mujahadiin dhowr ah oo magaac weyn ku leh
bulshada Sl qayb libaaxna kasoo qaadtay halgankii dib xorreeynta
jamhuuriyada Sl raggaas oo kala ah Muj Ibrahim
Meygaag Samaatar hadana ku nool dalka
Jap an iyo iyo Ahmed Mire kuna
nool dalka UK siiba
London oo aan laga hayn wax hadal ah
iyaagoo weliba madaxweynaha cusubna Ahmed
Siilanyo isku ahaa SNM oo soo
wada maray halgan dhe er oo taariikhii.
Tolow ma waxaa ka dhexeeyey Mujahadiintan xurguf siyaasadeed mise
aan deg-degay?
Cali C/laahi Ismacil
Dheeg
UK |
|