Hooyo S/Land Miyaanay Dhul Oromo Ahayn!! Haa Hooyo
(Qormo xiiso badan)


Waagii baryaaba waaya leh waa maah maah Soomaaliyeed oo soo jirreen ah , taasoo ka  turju maysa is badal ka waayaha aduunka.

Waxaa la baal maray oo la ilaabey ayaamihii foosha xumaa waa markii uu wadanka ka  tallinaa yay nidaamkii ga can ku dhiigla ha ahaa ee Siyaad Barre , wakhtigaas oo bulshada reer  Sooma aliland ka dhiidhiyeen, geesna isa ga rideen heeryadii taliskii horarka ahaa, Waa wax ilaahay lagu mahadiyo inay samaystaan nidaam iyo dawlad ay udhan yihiin iyagoo buuxiyay wixii looga baahnaa.

Hadaba si taasi loo xoojiyo oo aanay faraheena uga siiban waxay ubaahantay in heegan loo ahaado u hiillinta ciida hooyo, iyadoo waddaniyadu tahay heerka usareeya ee  muwaadinka staa ku naaloonaayo, aan si kooban u tafno wadaniyadee.

Waddaniyadu waa dareen ay ku dheehantahay dal jacayl,dad jacayl iyo udaacad noqosho  Dal kaaga iyo dadka  gaba , adigoo rumaysan kuna kalsoon in aad ku taagan tahay wadadii saxda ahayd, ayna tahay wixii ugu fiicna a ood ku dhaqaaqi lahayd xiligaas. Hadaba sifooyinkaas iyo qaar kale qofkii laga helaa waxay u dalacsiinaysaa inuu ku sifoobayo inuu yahay qof Waddani ah.

Wadaniga ayaa isagu rumaysan inuu dhalasho ahaan kasoo jeedo deegaantan awawyadii iyo isaga ilaahay ku dul abuuray,sidaasi si lamida ayuu u rumaysanyahay inuu isagu ka mudan  ya hay qofkasta oo shisheeye ah, u na hurayaa naf iyo maalba isaga oo aan u dul qaadanayn  foo lxumo kasta oo wadankiisa lagu hayo.

In dhawaale waxaa magaalooyinka waawayn ee Somaliland ku soo badanaayay Oramada oo ah dad hu’iyo hant iba ka araddan,islamar ahaantaana fool xumo wayn ku haya billicda  magaa looyinka gaar ahaan caasimada, ha dii aan wax idiinka iftiimiyo qawmiyada Oramadu waa  qoom iyada ugu badan uguna deegaanka balaadhan dalk a Itoobiya islamar ahaantaana waxay  gobo ladoodu xadla leeyihiin dhamaan gobolada kale ee Itoobiya gobolk a Tigreega mooyaane,waxay ka tiro badanyihiin dhamaan qowmiyadaha kale ee ku nool Itoobiya.

Dadka tiradaa iyo baaxadaa leh ayaa maalin walba iyagoo koox koox ah ka soo gudbaaya  xu duuda iyaga oo x ambaarsan caruuro,aanay dhaqaale iyo daryeel uhaynin, waxaa u dheer  dar xumada iyo diifta kamuuqata oog adooda ,caafimaad darro saamaysay intooda badan, waxaad arkaysaa qaarkood oo ku saxaroonaaya wadada badhtankeeda, halka kuwa kale ay  horfadh iy aan goobaha laga cunteeyo iyaga oo qaarkamida luguhu barare en halka kuwo kale nabaro aad kanaxaysaa dushooda ku yaalaan,duqsiga ku istaaga iyaga ayaa cuntadana ku  istaag aya.waxay hor ,wadhanyihiin faras-magaalaha iyagoo dhismayaasha quruxda badan ay  horto oda buux aan iyagoo caruurtooda ku mijo saaraya, duqsiga saarrana aad moodo shini malab samaynaysa.

Waxaa taaba sii dheer masaajidadii oo lagu cibaadaysankari la’yahay iyada oo afarta jiho ee masjidku qaylo iyo baryo aan xad lahayni kabaxayaan, qaarkood mudo ayay wadanka joogeen iyagoo af Somaliga si fiican ugu had laaya,ma aha dad la odhan karo waa muslim oo cibaado shaqaba kuma laha ,lamana odhankaro waa dad wadan ka wax ku soo kordhinaya oo dhaqaale iyo aqoon midna ma hayaan.

Dadka noocaas ahi wadankeena kuma joogaan sifo sharciya haday tahay magan galyo  siyaas adeed, maaha d ad ka soo baro kacay dagaalo wadankooda ka socda oo qaxootinimo u jooga wadankeena, ma aha dalxiisayaal, madhicin in dunida qof iska soo galo wadan aanu sharci u haysan, hadii ay taasi dhacdo waxaa loo aqoon sanay aa dambiile meel kaga dhacay shuruucda uyaala arimaha socdaalka , maku haysaa maankaaga tirada dadkeenu intay tahay hadii aan buunbuunino ma gaadhno 4 millyan gudo iyo dibadba, halka qoomiyada Oradmada oo kali yii  ta hay 35 millyan, maxaad umalaynaysaa saamayn intee leeg ayay inagu yeelanaysaa 30 sano kadib.

Maanta inankii Oramada ahaa ee Hargaysa ku dhashay 1991kii waa labaatan jir af Soomaaliga kaa yaqaan, ma na jirto astaan aad kaga duwantay oo aad muwaadin ugu sheegan kartaa, qaarkood qabiilooyin layaqaano ayaabay sheegtaan.

Akhriste ma’anaa dadkeenii Oromo mooday
!

 

 

 

W/Q: Xamse Suldaan Aden Faarax
xamse101@hotmail.com
Tell: 4427272, ama 0014197129974.
Hargaysa/Somaliland