Heestaas uu wasiirku qaaday abwaanka sameeyay waa kuma ?

 


 

 

Waxaa is waydiin leh Wasiirka miyaa laga been abuuray mise siyaasad qarsoon oo aan shacabka loo...
 


Marka hore waxaan salaamaya dhamaan dadwaynaha rer Somaliland oo aan leeyahay sanadguure wa can, waxaanan ugu ducaynaya in alle sanadkan sanadkii inagu gaadhsiiyo nabad barwaaqo iyo dalka horumaray.


Itaas markaansoo dhaafo, waxa igu kalifay in aan qoro maqaalkan kooban kadib markaan akhristay wa raysi laga qaaday Wasiirka Arimaha Dibada ee Somaliland Dr.Mohamed A/lahi Omer, waraysigaas oo a y ka qaaday shabakada wararka ee Golf News, waxaa igaa muuqday qaladaad faro badan oo aan marn aba la qaadan karayn.


Hadaba , waxaa is waydiin leh Wasiirka miyaa laga been abuuray , mise siyaasad qarsoon oo aan shac abka loo soo bandhigin ayaa jirta? Taasi jawaabteeda waxaad u dhaafaya ciday qusayso.

Dadwaynaha waxaan rabaa in aan xasuusiyo qodobka ugu horeeya ee dastuuraka somaliand, wuxu le eyahay gooni isutaaga somaliand waa muqadas, sidaynu ognahayna dastuurku waa sharciga ugu sare eya sharciyada aynu gaarka u leenahay waana sharci dhamaan dadka Somaliland heshika ku yihiin, wa a sharciga kaliya ee cod dadwayne ku ansaxay, waa sharciga kaliya ee 97% loo coodayeey.


Hadaba iyada oo ay sidaas tahay marka uu Wasiirku leeyahay waxaanu Somaliya kala hadli doona in aa nu isku biirno miyaanu dastuurka akhrisan Wasiirku.

Maanta ma rabo in aan hadal badan idhaahdo ,balse waxaan hadakaygaa la sugaaya inta uu Wasiirku jawaab cad bixinayo, hadii uu bixin waayaa waxay u taalaa shacabka rer Somaliland oo aan ka mid ah ay.

 

 

 

 Mohamed Faarah Miigane
Hargaysa/Somaliland