HAMBALYO
MEHER
GACAL IYO SOKEEYABA
GUURKIINA LAGU FARAX

      
Jamaal Jaamac Muxumed
&

Farduus Axmed Bile

      

      
Labadii
Hodmee
Hoy
Wada
Galee
Hoodale
Noqdoo
Hiba
Iyo
Ducaba
Naga
Hooya
1-Axmed Aw Cabdilaahi khaliif
2-Maxamed Jirde Maxamed
3-cabdishakuur Yuusuf Maxamuud
4-Axmed Cumar Iidaan
5-Cabdixakiim Maxamuud Axmed
      
6-Yaxye Xassan xaddi
7-Eeraan Mure Warsame
8-Mustafa Sheekh Aadan Aamin
9-Faysal Aamin iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
      
10-Foosi Maxamed cabdi (Taraashib)
iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
11-Hinda Aw Cabdilaahi khaliif
12-farduus maxamed cabdale
13-Ifraax Maxamed Xassan
14-Nimco Sheekh daauuud
15khadra Abdeeq
16-Sahra Nuur Ducaale
      
Dhammaan anagoo kukala nool gobolada wadanka
Finland,
waxaanu halkan hambalyo iyo bogaadin uga diraynaa
Boqorka Jamaal Jaamac Muxumed
iyo Boqorada farduus
Axmed Bile , oo
meherkoodu ka dhacay
october 19 2009
caasimada somaliland ee Hargaysa,
iyagoo jooga wadankan
Finland.
Waxaanu leenahay ilaahay hai
idinka dhigo qoys wanaagsan oo ubad wanaagsani kabeermo ....Aamiin
Aamiin
Aamiin
      
Jamaal Jaamac Muxumed

Farduus Axmed
Bile
  
      
Jamaal
Jaamac Muxumed
Farduus
Axmed Bile 


      
By:Shuceyb Cabdullahi
|