HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

C/shakuur Axmed Madar &

Safiya Askar Diiriye

 

 

Hawl wadeenada Shabakadda wararka ee Longlivesomaliland News Media iyo akhyaartani ,waxay hanbalyo kal iyo laab ah u dirayaan Meherka: C/shakuur Axmed Madar iyo Safiya Askar Diiriye, oo  ka dhacay Magaalada Gabiley, Maali ntii Jimcihii ee taariikhdu ahayd 06/11/2009.
 

-Eng. Maxamed Cali Muuse
-Mustafe Abdikariin Ali (
Mustafe Future)
-Siciid khaddar Abdilaahi
-Axmed Sh.Nuur Ducaale (
Axmed Biito)
-C/risaaq Axmed Hayaan (
Ilkacase)
-Siciid Cali Daahir (
Sacad Guray)

-Maxamed Muuse Inji
-Khadar Cabdi Muuse
-Naciima Yuusuf Cilmi
-Nimco Muxumed Ibraahin
-Saado C/laahi Xasan
-Axmed Maxamed Axmed

-C/risaaq muxmed Aw Daahir (C/risaaq Dhago)
-Ciise Cabdisamad Axmed
-C/raxman Sh.Abdilaahi Ibraahin
-C/rixiin Axmed Carab (
Daalo Cayn)
-Muxiyadiin C/raxman Cali
-C/shakuur Maxamed Jimcaale

Dhamaan Dadkaasi waxay hanbalyo kal iyo laab ah hawada u marinayaan Bo qorka iyo Boqorada : C/shakuur Axmed Madar iyo Safiya Askar Diiriye ,oo  meh erkoodu ka dhacay Magaalada Gabiley, maalintii Jimcihii ee taariikhdu ahayd 06/11/2009.


Waxaanu
ilaahay uga baryaynaa inay aqal galkooda ku gaadhaan Bashbash iyo barwaaqo.

 


Aamiin …………..
Aamiin………....Aamii

 

 

C/shakuur Axmed Madar

Safiya Askar Diiriye

 

 

 



   C/shakuur Axmed Madar

                      

   Safiya Askar Diiriye 

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 

 

By: Mustafe Future