HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

Maxamed Aw jaamac Muumin     &

Hibaaq Cumar Suldaan C/raxmaan

 


Hawl wadeenada Shabakadda Caalamiga ah ee Longlivesomaliland News Iyo Bahda Gabiley News ,waxay Hanbalyo Kal iyo laab ah udirayaan Meherka: Maxamed Aw jaamac Muumin iyo Hibaaq Cumar Suldaan C/raxmaan.
Oo maanlintii Arbacada ,September  30/09/09 , meherkoodu ka dhacay Hotel-ka Maansoor ee Magaalada Hargeisa.



-Engineer  Maxamed Cali Muse
-Mustafe Abdikariin Ali (
Mustafe Future)
-Nimcaan Dheeg Ibraahin
-Hibaaq Yuusuf Buux
-Ciise C/Samad Axmed
-Aamina Aw Jaamac Muumin
-C/risaaq Axmed Hayaan (
ilka Case)
-C/risaaq Awdaahir (
C/risaaq Dhago)
-C/raxman Sh.c/laahi Cige
-Deeqa Cabdi Yuusuf
-Xamse Xuseen Jaamac
-Siciid Cali Daahir (
Sacad Guray)
-Siciid Khadar C/laahi (
Fogaan Arag)
-Axmed Sh.Nuur Ducaale (
Axmed Biito)
-Nimco Muxumed Ibraahin
-Saado C/laahi Xasan
-Muxiyadiin Cumar Cabdi
-Khadar Cabdi Muuse
-Naciima Yuusuf Cilmi



Dhamaan asxaabtaasi oo kala joogta Dalka gudihiisa iyo dibadiisuba waxay Hanbalyo kal iyo laab ah Hawada umarinayaan Meherka: Maxamed Aw Jaamac Muumin & Hibaaq Cumar Suldaan Cabdiraxman, oo meherkoodu ka dhacay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeisa.

Waxaanu Qoyska Cusub ugu Ducaynaynaa Ducadii Rasuulku maalintan oo kale ugu Ducayn jiray Arooska ," Baarakalaahu lakum wabaaraka Calaykum Wa jamaca Baynakumaa Bil khayr oo bilkhayr."


Waxaa iyaguna Hanbalyo Tan la mid udiray Meherka Maxamed iyo Hibaaq

-Suldaan Ismaaciil Suldaan C/raxmaan iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
-Ibraahin Suldaan C/raxmaan
-Aaamina Aw Jaamac Muumin
-Dhamaan ilma Aw jaamac Muumin

 



Xaflada meherka Arooskan oo Kulmisay Salaadiin, Cuqaal, Culimaa,udiin, Siyaa siyiin, Dhalinyaro iyo Qurba joog aad ufarabadan, ayaa ahay mid Si heer sare ah loo soo agaasimay, Farxad iyo Rayn rayna ku dhamaatay.







Mustafe future

Longlivesomaliland News Desk
mccfuture@longlivesomaliland.com
Hargeisa Office Somaliland

 

-

Maxamed Aw jaamac Muumin

Hibaaq Cumar Suldaan C/raxmaan

 



   Maxamed Aw jaamac Muumin

                      

   Hibaaq Cumar Suldaan