HAMBALYO MEHER GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX
Hibaaq
Cumar Suldaan Cabdiraxman
Waxan salaan, duco iyo hanbalyo aan la soo koobi karin u diraynaa Mohamed Aw Jama Mumin iyo Hibaaq Cumar Suldaan oo todobaadkan ku aqal galay Caasimada Somaliland Hargeisa. Waxan leenahay rabbi ha idinka dhigo kuwii isku waara kuna noolaada bash bash iyo barwaaqo, ubad khayrqabana kala hela,Aamiin Aamiin. 1.Abdirahman Ibrahim Bouh iyo Xaaskayga 2.Amran Ahmed Hussein carruurtayda 3.Guuleed Abdirahman 4.Hibo Abdirahman 5.Huda Abdirahman 6.Awale Abdirahman 7.Libaan Abdirahman 8.Engineer Aden yusuf Alin iyo Xaaskiisa 9.Engineer Abdikarim Muhumed Awale{Yome} 10.Engineer Essa yassin Awale iyo xaaskiisa 11.Abwaan Cali Cumar{Xaaji Badow}iyo xaaskiisa oo kale jooga Britain , Holland , Sweden , Germany , Canada
Hibaaq Cumar
Suldaan
Cabdiraxman
|