HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

MAXAMED AW JAAMAC MUUMIN     &

 HIBAAQ CUMAR SILDAAN CABDIRAXMAN

Anaga oo qoyska magacyadoodu hoos ku qoran yihiin, waxaan halkaan hambal yo iyo boogaadin u direynaa Boqorka Maxamed Aw Jaamac Muumin iyo Boqora da Hibaaq Cumar Suldaan C/raxman, oo meherkoodu ka dhacay Caasimada Somaliland, Hargeysa bishan 30-9-209.

Waxaanu Ilaashay ugu baryeynaa inuu ka dhigo reerkii bash-bash iyo barwaa qo ku wada noolaada, ubad khayr-qabana kala hela Amiin.

1-Aabo Maxamed Yusuf buux
2-Hooyo Xaliimo Cabdi obsiiye
3-Hodan maxamed Yuusuf iyo Ninkeeda Axmed Bookh
4-Liibaan Maxamed Yuusuf
5-Axmed Maxamed Yusuf
6-Hibaaq Maxamed Yuusuf iyo Ninkeeda C/kariim Aleel
7-Hibo Maxamed Yuusuf
8-Halgen Maxamed Yusuf.
9-Guuleed Maxamed Yusuf.



Aamiin
Aamiin Aamiin

 

 

MAXAMED AW JAAMAC MUUMIN

HIBAAQ CUMAR SILDAAN CABDIRAXMAN

 



   MAXAMED AW JAAMAC MUUMIN

                      

   HIBAAQ CUMAR SILDAAN

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 


By: Maxamed Yuusuf Buux