HAMBALYO AROOS GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX
Maxamed Hassan Yaxye &
Huda Dayib Ducaale
Dhammaan dadka kor ku
qoran oo deggan magaalada Cardiff
, UK , Waxay hanbalyo & bogaadin u dirayaan Arooska & Aroosadda:
Maxamed Hassan Yaxye
Huda Dayib Ducaale
oo arooskoodu ka dhacay Magaalada JIDDAH ee Saudi Arabia , 26/12/2008.
Waxaan leenahay Baaraka allaahu fiikum wa jamaca baynakum bikhayr. GURI
BARWAAQO
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
By: Hassan Mahamud
|