Waxaan halkaan u dirayaa hambalyo Golaha guurtida Soomaaliland, Se dexda Xisbi qarran iyo Xukuumada Somaaliland, oo maanta muujiyey w adanimo dhab ah. waxaan leeyahay waran baad naga goyseen oo  wa ad naga farxiseen, ee alla ha idinka farxiyo.

Waxaan si gaar ah hambalyo ugu dirayaa Gudoomiyaha Guurtida iyo  ku xigeenadiisa oo runtii dadaal dheeraad ah muujiyey.Arintaasi waxay  m eesha ka saartay xantii la odhan jiray Saleebaan waa kursi doono.

Waxa kale oo mahadnaq u dirayaa dawladihii iyo saaxiibadii kale ee gac anta ka geystay Xalinta Khilaafkii siyaasadeed.



Ilaahayow waa kugu mahad

 

 

Maxamed Yusuf Buux