HAMBALYO AROOS GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX
FAIZA
AHMED AW NUUR
Dhamaan
Bahda Longlivesomaliland News Media
iyo dadkani waxay hanbalyo u dirayaan
Arooska C/risaaq
Xasan Bidaar
iyo
Marwo
Faysa Axmed Aw Nuur Annagoo kala ah:
-Mo Farah
Dhamaan Dadkaasi oo kala jooga Dalka dibadiis iyo Gudihiisaba waxay hanba lyo iyo bogaadin aan la soo koobi karayn hawada umarinayaan Boqorka iyo Bo qorada Abdirisaq Hassan Bidaar IYO Faiza Ahmed Aw Nuur, oo dhawaan aroos koodu ka dhacay wadanka Finland.
Waxaanay leeyihiin noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela.
Aamiin Aamiin Aamiin
By: Mustafe Future
|