HAMBALYO KU SOCOTA MAAREEYAHA CUSUB
EE DEKEDA BERBERA


 

 

 



Hadaanu nahay dhalinyarada reer Berbera waxa aanu hambalyaynaa Maareeyaha cusub ee loo mag a caabay Dekeda Berbera,Eng. Ali Omar Mohamed ,oo ah masuul in badan ka shaqaynayey Dekeda oo aaqoon iyo waayo aragnimo dheeraad ahana u leh mamulka iyo maaraynta Dekeda .

Waxa aanu leenahay ,waa Xil ku munaasiba ah in loo magacaabo Eng. Ali Omar Mohamed, inuu naqdo Maareeyaha cusub ee Dekeda Berbera, oo uu hore u ahaa Ahmed Yusuf . Maareeyan cusub oo in ba dan maamulayey Dekeda Berbera ,oo aan aaminsanahay in uu horumar kus oo kordhin doono Dekad a , sidii maareeyihii ka horeeye insha allah,

Ugu danbayntii , waxa aan Alle uga baryeyna, in uu xilkaas culus ee loo magacaabay Alle uu fudaydi yo, kana dhigo mid u dhabar adayga waajibadkiisa shaqo ee loo igmaday in uu umada uqabto.

 



Axmed Abokor Maxamed
Mohamed Ali Ahmed
Farxaan Maxamed Jaamac
C/raxman Axmed Aadan
Abdiqadir Xuseen C/laahi
Xuseen Cawil Raage
Saleeban Mohamed Ahmed
Mohamoud Mahamed Jama