Hambalyo
dhammaan shacabka Somaliland,Komishanka Doorash ooyinka
Qaranka,Ciidanka nabad gelyada, Saddexda Xisbi iyo Murashixiinta
June 26,2010 , waxay noqotay maalin la mataanawday maalintii aan xornimada ka qaadanay gumeysigii Ingiriska , taariikhda Somalilandna baal dahaba ka ga shay.Maalintani waxay aha yd maalin bulshada caalamku il gaar ah ku eegayeen, una dhaga taagayeen waxa ka soo yeedhi doona. Waxaad u xaqiijiseen bulshada caalamka,in shacabka Somaliland meel uga soo wa da jeedaan Qaranimadooda,nabad galyadooda,jiritaankooda,karaamadooda , kana go'a n tahay in Dimuqraadiyaddu ka hana qaado geyigan, waanan idinku hambalyeynayaa.
Waxaan ku soo af jarayaa qoraalkaygan , Hambalyo Hambalyo dhammaan shacabka Soma liland,Komishanka Doorashooyinka Qaranka,Ciidanka nabad gelyada, saddexda Xisbi iyo Mur ashaxiintooda.
Guul iyo Gobanimo Somaliland baa leh , hoog iyo jabna cadwageeda la hoyday.
|