HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

 Yuusuf Maxamed Cilmi (Gargaar) &

 Amuun Cabdi Cilmi

 

 

 



Anaga oo kala ah :-

Hooyo Sureer Caynab Ciise

Aabbo Cabdi Cilmi Roobleh iyo Xaaskiisa

Xildhibaan, Siciid Cilmi Roobleh iyo Xaaskiisa

Faadumo Cilmi Roobleh iyo wiilkeeda Mustafe Xaaji

Cawil Cilmi Roobleh iyo Xaaskiisa

Canab Cilmi Roobleh iyo Reerkeeda

Axmed Cilmi Roobleh

Cali Cilmi Roobleh (Cali Dheere)

Sucaad Cilmi Roobleh



Oo dhamaantoodba kala jooga
London, Denmark iyo Hargaysa,waxaanu hambalyo u dir ayaan iyo duco aan la soo koobi Karin iyo inay ku waaraan bash bash iyo barwaaqo, ubda khayr qabana eebbe kala siiyo, oo dadkooda iyo diintooda anfaca



Yuusuf Maxamed Cilmi (Gargaar) iyo Amuun Cabdi Cilmi , oo uu meherkoodu ka dhacay maalintii Axada bishuna ahayd 16/1/2011 magaalada Hargaysa.

 



Anaga oo kala ah :-

Ayeeyo Carfi Axmed Jaamac

Eeddo Aamina Xuseen

Cumar Xuseen (Farxaan)

Canab Cilmi Roobleh (Koos)

Faadumo Cumar (Filsan)

Najaax Cumar (Maryan)

Maxamed Cumar (Saacid)

Nuura Cumar (Qalbi Nuura)



Oo dhamaantoodba kala jooga
London iyo Hargaysa,waxaanu hambalyo u dirayaan iyo duco aan la soo koobi Karin iyo inay ku waaraan bash bash iyo barwaaqo, ubda khayr qabana eebbe kala siiyo, oo dadkooda iyo diintooda anfaca




Yuusuf Maxamed Cilmi (Gargaar) iyo Amuun Cabdi Cilmi , oo uu meherkoodu ka dhacay maalintii Axada bishuna ahayd 16/1/2011 magaalada Hargaysa.

 

 

 


Yuusuf Maxamed Cilmi (Gargaar)

Amuun Cabdi Cilmi

 

 



   Yuusuf Maxamed Cilmi (Gargaar)

                      

   Amuun Cabdi Cilmi

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 

 


By: Cumar Xuseen