HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

 Raabi Cabdi Maxamed &

 Hodan Maxamed C/laahi Uurcadde

 

 

 


Bahda Gabiley News iyo dhamaan asxaabtani waxay Hambalyo Meher udirayaan: Raabi Cabdi Maxamed iyo Hodan Maxamed C/laahi Uurcadde



Aabo Maxamed C/laahi Uurcadde

Hooyo Sahra iidaan Maxamed

Amaal C/raxman Sh.Cilmi (Shamax)

Hibo Sacad Muuse

Raxma Ismaaciil C/laahi

Aasiya Cabdi C/laahi

Fadxiya Xuseen Caqli

 


Faadumo Yaasiin Caqli

Kawsar Xaashi Aw jaamac

Muna Maxamed Axmed

Mustafe C/kariin Cali (Mustafe Future)

Axmed Maxamed Axmed

C/rixiin Axmed Carab
 



iyo dhamaan hawl wadeenadda
Shabakadda Wararka ee Gabiley News , oo ku kala sugan dunida daafeheeda ,waxay hambalyo meher u dirayaan Boqor Raabi Cabdi Maxamed iyo Boqoradda Hodan Maxamed C/laahi Uurcadde,oo Meherkoodu ka dhacay Kaah Hotel ee Magaaladda Hargeisa.



Waxaanu leenahay noqda kuwii ubad khayr qaba kala hela, isku raaga, isku reeya ,Allow ka yeel Wiil Iyo Caano Gabadh iyo Caano.

 

 

 


Raabi Cabdi Maxamed

Hodan Maxamed C/laahi Uurcadde

 

 



   Raabi Cabdi Maxamed

                      

   Hodan Maxamed C/laahi Uurcadde

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 

 

 

 



Mustafe Abdikariin Ali (Mustafe Future)
mccfuture@hotmail.com
Tell: 0012142697613
Mobile: 002522-4422334