HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

 Musatafe Cabdi Cabdillahi &

 Hoodo Axmed Muxumed

 

 

 



Hambalyo meherka lamaanaha,
Musatafe Cabdi Cabdillahi iyo Hoodo Axmed Muxumed,o o meherkoodu ka dhacay Xarunta Ganacsiga Somaliland , ee magaalada Tog-Wajaale.

Waxanu Boqorka iyo Boqoradda, Allaha weyn  uga baryaynaa , inuu aqal gal koodana  ba sh bash iyo barwaaqo ku gaadhsiiyo, ubad kheyr qabana ilaahay  kala siiyo, Aamiin, Aam iin, Aamiin,

 


Waxaa  hambalyada iyo bogaadinta diraya :

Kayse Adan Cabdillahi Askar
Axmed Cabdillahi Cisman (Axmed Caddaani)
Xamse Yuusuf Cumar (Xamse Admas)
Mahad Cabdillahi Rooble (Mahad Dahabshiil)
Sheekh Mustafe Daauud Nuur (Mustafe Salafi)
Cabdiraxman Maxamuud Shirwac
Axmed Maxamed Adan
Sheekh Cabdiraxman Cisman Khaliif
Maxamed Ismaaciil Yuusuf
Sheekh Mustafe Sheekh Cabdillahi

 

 

 


Musatafe Cabdi Cabdillahi

Hoodo Axmed Muxumed

 

 



   Musatafe Cabdi Cabdillahi

                      

   Hoodo Axmed Muxumed

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 

 


By: Nimco Muxumed Ibrahim