HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

Cali Mahdi Xuseen    &

 Hamda Siciid Xariir

 

Labadii hodmee hoy wada galee hoodalay noqdoo hibo iyo ducaba naga hooya.
Guurkiinu guur khayr gurigiinu guri nagi guulow ka yeel guulow ka yeel.


-Sh.Maxmed Xasan Ducaale iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
-Guleed khadar (
Abu Dhabi)
-Mustafe Sheekh Aadan iyo xaaskiisa iyo caruurtooda
-Cabdixakiin Axmed iyo xaaskiisa iyo caruurtooda
-Aadan Yuusuf Cisman iyo xaaskiisa iyo caruurtooda

-Faysal Yuusuf Cabdi
-Cabdi Casiis Axmed
-Guuleed Khadar
-Cabdi Casiis Cabdillahi
-Amaal Cali Timir

-Hoodo Cabdilaahi Cismaan
-Cabdi Axmed (
Mr Karaamo)
-Mubaarik Cabdirisaaq Caydiid
-Qaasim Siciid Qaasim
-Yaxye Xasan Xaddi

-Maxamed Axmed
-Hinda C/laahi caraale
-Kjadra Cabdi Xariir
-Ibrahin Axmed

 

Dhamaan waxa ay dadkaas oo dhami oo jooga wadanka Finland, Somaliland,H olland , Jarmalka ,Faransiisika iyo dhaman daafaha aduunyada,waxay, Hamba lyo iyo bogaadin  u dirayaan:

Boqrka Cali Mahdi Xuseen iyo Boqoroda Hamda Siciid Xariir, oo uu meherkoodu ka dhacay Wadanka Finlkand,gaar ahaan magaalada Yoonsuu,taariikdu markay ahayd 01.05.2010.Waxaanu leenahay noqda kuwii isku badhaadha, aqal kiinana ku gaadha wanaag iyo barwaaqo.

Sidoo kale waxaanu halkan uga tabinaynaa ducadii Rasuulku uu ka odhan jiray goobtan oo kale ee ahayd, “BAARAKALAAHU LAHA WA BAARAKA CALAYKA WA JAMACA BAYNAKUMA BIL KHAYR AW FIL KAHYR.Aamiin, Aamiin,Aamiin,

 

 

Cali Mahdi Xuseen

Hamda Siciid Xariir

 

 



   Cali Mahdi Xuseen

                      

   Hamda Siciid Xariir

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 


 

By: Aadan Yuusuf