HAMBALYO
MEHER
Dhamaan dadkan hoos ku qorani
waxay hambalyo u dirayaan Boqorka iyo boqorada.Khaalid
Aadan Xassan iyo Faadumo Axmed Diiriye
oo uu dhawaan meher koodu ka dhacay magaala da
hargeysa.
Aabo Muxumad xasan (budle),
Hooyo Xabiiba Taani Ducaale,
Muuse Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,
Ruqiya Budle iyo odaygeeda iyo cayuurteeda,
Dr: Siciid Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa ,
Sacad Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Khadra Budle iyo odaygeeda iyo caruurteeda,
Faadumo Budle iyo odageeda iyo caruurteed,
Mustafe Budle.
Saleebaan Daa'uud Xassan iyo xaaskiisa,
Xaashi Cumar Cige iyo Xaaskiisa,
Maxamed Nuux iyo xaaskiisa,
Axmed Xusseen iyo Xaaskiisa
iyo dhamaan Reer Xassan Maxamuud.
meelkastooy joogaan ba waxay hanbalyo iyo bogaadin aan la soo
koobikarin u dirayaan Khaalid Aadan Xassan iyo Faadumo Axmed Diiriye
oo merkoodu ka dhacay magaalada hargeysa ilaahayna ha ka yeelo
labadii isku waara Ubad khayr qabana kala hela. Aamiin……………Aamiin.
By:Ruqiya
Tani
|