Hambalyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle
& shacbiga reer Jabuuti
Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng. Mohamed Ali Muse,waxaan hambalyo
iyo bogaadin u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti,mudane
Ismaaciil Cumar Geelle ,oo markii saddexaad ku gu ulaystay
Madaxnimada Dalka Jabuuti iyo shacabka reer Jabuutiba.
Mudadii uu madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle hogaanka dalka
hayey,wuxuu Dalkiisa iyo dadkiisab a ka bad baadiyey colaaddaha iyo
dhiigga macno darrada uga qul qulaya mandaqadda Geeska
Afri ca,wuxuuna ku guulataystay in shacbiga reer Jabuuti Nabad ku
caano maalaan , dhammaan qawmi yadaha faraha badan ee dalka ku
dhaqanna, ay walaaltinimo ku wada noolaadaan.
Waxaa iyana xusid mudan in lagu hambalyeeyo Madaxwyne
Ismaaciil
Cumar Geelle,horumarka laxa adka leh ee Dalkiisu ku tallaabsaday
mudadii uu talada Dalka hayey,dhinaca dhaqaalaha,arrimaha
bulshada,waxbarashada,warshadaha, Dekedaha,waddo oyinka,iyadoo
maanta uu dhaqaalaha add uunku baaxaa degayo,oo wadamadii ugu cududda
roonaa ay u maara laayihiin.
Waxaan Ilaahay kaaga baryayaa ,in masuuliyadaa ummadaadu kuu igmatay
,Rabbi kugu asturo,h orumar iyo nolol wanaagsanna aad gaadhsiiso
shacabka reer jabuuti iyo Jamhuuriyadda Jabuutib a , aamiin.
Eng. Mohamed Ali Muse
mohamed.a.muse@gmail.com
April 9 , 2011 |
|