Hambalyo Boqor Muxumed Geele Seed

 


Dhamaan dadka hoos ku qoran waxay Hambalyo u diraya Boqor Muxumed Geelle Seed.

Hadaaanu nahay wax garadka,odashaasha iyo dhamaan bulshada u dhalatay
Gobal waynaha Gabilay , ee ku nool wadanka Isu taga Imaaraadka Carabta, waxaanu hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karaynin u diraynaa Boqorka cusub ee 12/11/2009 lagu  ca leemo saaray magaalada Arabsiyo ee Gobalka Gabilay.

Waxaananu leenahay ilaahay xilkaa culus eed qaaday ha kuu  fud udeeyo oo ha kugu asturo,inshaalaahuna noqo kii isku soo xidha ee walaaleeya guud ahaan umada reer soomaaliland , gaar ahaan Beesha aad Boqorka u noqotay (Aamiin,Aamiin)
 


Hanbalyadan waxaa diraaya:

1. Muuse Budle
2. Isaxaaq Xaaji Cumar
3. C/raxmaan C/laahi taani
4.Maxamed Cismaan Taani
5. Xassan Sheekh muuse
6. Yaxye Araarse

7. Maxamuud Jibriir (
guray)
8. Cali Warsame
10.Ibraahin Warsame
11. Ismaaciil Cige
12.Maxamed Maxamuud (
Tiim)
13.
....iyo qaar kaloo badan
 



Hanbalyo, Hanbalyo, Hanbalyo Boqorka cusub ee Beesha Subeer Awal ( Habar Awal ) ,  Boqor Muxumad Geele Seed.

wabilaahi toolfiiq.