Hambalyo ku socota Abdisalan Xassan Cali iyo marwadiisa oo wiil ugu dhashey magaalada Dhahran SA
 

 

    


 

 


 

Waxanu hambalyo iyo bogaadin halkan uga diraynaa Abdisalan Xassan Cali Duc ale iyo marwadiisa oo Wiil ugu dhashey dalka Sucuudi Carabiya magaalada Dhah ran.

 

Waxanu ilaahey uga baryaynaa Wiilka ,inuu noqdo mid dalkiisa iyo diintiisa iyo w aalidkiisaba anfaca , oo kheyr qaba



Waxa diraya:



Omar Darood Xassan iyo Xaaskiisa  Faisa Jamac Caabi iyo dhamaan caruurtey da oo ku sugan dalkaa Norway



 

 


By:Cumar Daarood Xassan