Dhammaan dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin iyo
qoysaskooda iyo carruu rtooda, oo ku kala baahsan
America, Canada iyo West-Europe waxaanu mahadnaq
ballaadhan iyo hambalyoba u diraynaa dhammaan maamulka,
masuuliyiinta iyo aqo onyahannada gobolka gabiley
iyo gabi ahaanba dadkii xilka iska saaray kuna
guula ystay inay ka midho dhaliyaan in uu Gobolka
Gabiley yeesho jaamacaddii ugu horra ysay.
Haddaba anagoo in badan
oo naga mid ahi ay arday iyo macallimiinba ka ahaan
jir een dugsigii Sare ee Timacadde, si fiican ayaanu u
garan karnaa qiimaha ay “Tima-adde University” ugu
fadhido guud ahaan ardayda iyo waalidiinta Somaliland,
gaar ahaan ardayda iyo waalidiinta Gobolka Gabiley iyo
sida ay baahidii jirtay wax weyn uga qaban doonto.
Waxaannu mar kale hambalyo iyo bogaadinba halkan ugu soo
gudbinaynaa hindisihii, hirgelintii iyo cid kasta oo ka
qayb qaadatay suurta galna ka dhigtay inay rumawdo
dhacdadan taariikhiga ah ee dhidibada loogu taagey
Jaam acadda Gobolka Gabiley “Tima-adde University”.
Waxaan maamulka cusub
ee jaamicada kula talinaynaa inay xil iska saaraan sidii
ay jaamicada uga dhigi lahaayeen mid la tartanta
jaamicadaha kale ee Somaliland ka na mid noqota
hormuudka jaamicadaha dalka.
1. Eng/Architect Hussein Adan Igeh (Hussein Deyr)
2. Prof/Dr. Mohammed Abdillaahi Omar
3. Chief Caaqil Mohamed Mohamud Hussein
4. Siciid Ibraahim (Siciid physics)
5. Eng. Mohamed Ali Muse (Editor in Chief & Webmaster
Long Live
Somaliland)
6. Dr. Mohamed Ali
7. Prof. Mohamed Muhumed Liibaan
8. Mohamed Abdi Aw Adan (laba dhako)
9. Prof. Abdi Ismail Samatar
10. Prof. Ahmed Ismail Samatar
11. Dr. Sulub Ali Ammaan
12. Eng. Ahmed Mohamud Beeyle
13. Ali Omar Hassan
14. Eng. Ismail Hersi Qalinle
15. Sadiiq Mohammed Haaji
16. Ahmed Ciidle
17. Mohamed Mohumed Ahmed(Shiine)
18. Eng. Mohamud Ismail Hussein
19. Samsam Ali Ammaan
20. Ladna Abdi Askar
21. Maryan Ahmed Sh. Hassan
22. Ruqiya Abdi Xudhuun
23. Halimo Abdi Obsiiye
24. Faadumo Dubbe Ismail
25. Nimco Awaale Odowaa
26. Faysal Ahmed Qase
27. Hassan Ali Ammaan
28. Mawliid Jibriil Cabsiiye
29. Yuusuf Awale Odowaa (Keynuun)
30. Mohamed Youssuf Dualeh
31. Mohamed Mohumed Ahmed(Camaj)
32. Abdulqaadir Awale Odowaa(John)
33. Mustafe Aw Tiriigle
34. Hussein Omar Magan
35. Abiib Mohamed Yeey
36. Abiib Ali Mohamed
37. C/risaaq Adan Omar(Gufi)
38. Eng. Abdisalaan Adan Askar
39. Siciid Hersi Qalinle
40. Mohamed Muhumed Ileeye (Suweys)
41. Ismaciil Hassan Warsame
42. Mohamed Hassan Warsame
43. Mohamuud Sayid Abokor
44. Mohamuud Nuur Dualeh(Xariif)
45. ………………iyo qaar kaloo badan!
|