HAMBALYO  AROOS

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

Cabdikarin Jaamac Alleel     &

 Hibaaq Maxamed Yusuf Buux

 

 


Hanbalyo, Hanbalyo, Hanbalyo arooska Cabdi kariiim Jaamac Alleel iyo Hibaaq Maxamad Yuusuf Buux ( Holland ).

Hanbalyo,
Hanbalyo, Hanbalyo iyo ducoba hibaynay.


Anaga oo ah dadka magacyadoodu hoosta ku qoran yahay oo kala joogna
Holla nd, Jarmalka, Ingiriiska, Sweden, Maraykanka, kanada iyo dalkii hooyo ee  Som aliland waxanu hanbalyo iyo ducoba halkan uga hibaynaynaa, Cabdi-kariim Jaamac Alleel iyo Hibaaq Maxamad Yuusuf Buux oo caawa oo taariikhdu ay tah ay 24. 12. 2009, arooskoodu ka dhacay magaalada looga taliyo dalka Holland ee Den Haag (The Hague).

Waxanu leeyahay, Taajirku ( Allah ) ha ka yeelo arooskiina kii tolmoon ee  taa bogala, tamariya ee tisqaada, Taws la' ee tarma, Aamiin. Aamiin. Aamiin.



Dadka hanbalyada iyo ducada halkan ka hibeeyaa waxay kala yihiin.

1. Maxamad Yuusuf Buux (aabo) iyo xaaskiisa.
2. Cali Cumar Xasan iyo xaaskiisa.
3. Yaasiin iyo xaaskiisa.
4. Axmed Maxamuud Bookh iyo Xaaskiisa.
5. Maxamad Cabdi Xasan (askari) iyo xaaskiisa.

6. Cabdi-raxmaan Ibraahim Buux iyo xaaskiisa.
7. Ing. Maxamad Cali Muuse iyo xaasksiisa.
8. Ing. Cabdi-samad Nuux Cute iyo xaaskiisa.
9. Ing. Cabdi-kariim aw-yoome iyo xaaskiisa.
10. Maxamad Cali iyo xaaskiisa.

11. Maxamad Ibraahim Weerar.
12. Dr Cawaale iyo xaaskiisa.
13. Maxamad Muxumad Illeye iyo Xaaskiisa.
14. Casha Dhool iyo caruurteeda.
15. Samsam Cali Amaan.
 

16. Basra iyo Caruurteeda.
17. Daahir Cali Cabdilaahi iyo xaaskiisa.
18. Ciise Yaasiin Cawaale iyo xaaskiisa.
19. Aadan Barkhad iyo xaaskiisa.
20. Muxumad X, Cabdi Caamir iyo xaaskiisa.
21. Suldaan Cabdi iyo xaaskiisa.
 

22. Maxamad Cabdi-samad iyo xaaskiisa.
23. Ibraahim Maxamad X. Cabdi iyo xaaskiisa.
24. Cabdi raxmaan Maxamad iyo xaaskiisa.
25. Axmad Cabdi iyo Xaaskiisa.
26. Cabdi-risaaq Cumar Xasan iyo xaaskiisa.
27. Iyo .... Iyo .... Iyo.


Waxanu mar labaad
arooska iyo aroosada ilaahay uga baryaynaa inuu ka yeelo kuwii bashbash iyo barwaaq ku waara, ubad wanaagsana kala hela.
Aamiin.
Aamiin. Aamiin.




 

-

Cabdikarin Jaamac Alleel 

Hibaaq Maxamed Yusuf Buux

 



   Cabdikarin Jaamac Alleel  

                      

   Hibaaq Maxamed Yusuf Buux

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 


 

By: Cali Cumar Xasan