HAMBALYO MAAMULKA GOBOLKA GABILEY
HAMBALYO TIMACADDE UNIVERSITY

 

Anigoo ku hadlaya magacayga Maxamed Cali Muse iyo ka dhamaan hawl wadeenada Bahda Longlivesomaliland News Media , waxaanu hambalyo kal iyo laab ah u diraynaa guud ahaan shacbiga reer Somaliland, gaar ahaanna  maamulka iyo shacbiga Gobolka Gabiley, furitaanka Jaamacadda loog u magac daray,ilaahay naxariistii janno fardawsa ha ka  wa raabiyee,halyeygii , wadanigii weynaa, Marxuum Cabdillahi Suldaan Timacadde.


Waa maalin farxadeed ,
Somaliland oo maanta Jaamacad k ale ku soo biirtay  ,taasina waxay ka mar khaati kacaysaa
in haddii
umaddu aayaheeda ka tashato, oo aqoonteeda, xo ogeeda iyo maaliyadeedaba  isla  kaashato , in wax walba laga midho dhalin karo.


Waxaan
ilaahay ka baryaynaa inuu Dalkeenno ka yeelo kii nabad, barwaaqo iyo horumar joogto ah ku talaabsada , da d iyo duunayana barakeeyo, Aamiin  Aamiin .


Mar labaad waxaan idin leenahay hambalyo hambalyo


 

 


Eng:Mohamed Ali Muse (
Farshaxan)
Senior Network Specialist
Editor in Chief & Webmaster
Longlivesomalialnd News Media
www.longivesomalailand.com