MAHADNAQ

 

Dhamaan waxaan salamayaa saxafada Somaliland ee markasta warar ka nosoo gudbisa. Mar labaad waxaan doonayaa inan halkan uga mah ad naqo walalkay Muniir Axmed Cigaal, oo runtii ah Saxafi dadaal  bad an.Waxaan si gaara uga mahad naqayaa su-aashi uu weydiiyay David Cameron, Hoggaamiyaha Xisbiga Conservative ee Britain, runtii  wax ay ahayd su-aal ay aad iyo aad ugu bahnayeen wadankeena iyo dadk eenuba wuxuu mujiyay hogaamiye David Cameron, in waddankeenu y ahay wadan rajo badan ku soo maqantahay waxaa taas mahadeeda leh Suxufiga dada yar ee ku dhiiradey in uu su-asha weydiiyo.

Runtii su-aashasi waxay ka nixisay cadow badan oo aan jeclaysan in wadankeenu uu gadho ila halkaas waxaan leeyahay waxaad ka helay saa abaalka shacabka Somaliland ee u ooman ictirafka waxaanad  na ga mudan tahay hanbalyo, Muniir wuxuu qadiyadeena gadhsiiyay  me el anay ragg mas-uuliyini gadhsiin, Waxaan u soo jeedin laha  saxaafa da kale iyo saxafiyiintaba sida Muniir ka qayb qaata Ictiraf radinta wa dankeena oo inagu wajiba ragg iyo dumar waliba qoladeena qurbaha joogta waxaynu haysana janis anay haysan kuwa dalkii jooga  mada ma oo aynu kunool nahay wadamada aynu wax kadoonayno.

Marlabaad waxaan Hanbalyo leeyahay Saxafiga dada yar ee Muniir w axaan oran lahaa halkaas ka wad dadaalka saxafada iyo ka  wadanka gaba dhamaan dadkagana waxaad ka mudan Hanbalyo.

 

 

Farxiya Cabdi Muuse
London , UK
kaltadn@hotmail.co.uk