Xuska sannad guurada 29 aad ee ka soo wareegtay aasaaskii SNM
 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga,Engineer Maxamed Cali Muse, ka maamulka,iyo ka dhamma an hawl wadeenada Bahda Timacade News Network TNN,waxaanu hambalyo iyo  salaan qadarin,sharaf iyo maamuusba xanbaarsan  u diraynaa , dhammaan Mujaahidiinta SNM  iyo guud ahaan  shacbiga Somalilandba ,  meel walba oo ay joogaanba.

 

Dhammaan  Mujaahidiinta SNM , ee Allaha weyni  ku simay xuskan maanta,waxaan leena hay ,walaalayaal ku ciida ciid wanaagsan ,kuna  noolaada cisi , sharaf , qadarin, caafima ad, barwaaqo iyo nolol wanaagsan. Mujaahdiintii SNM ee shahiiday, waxaan Raxamaanka u  weydiinaynaa, inuu danbigooda  dhaafo, una naxariisto , janno fardwasana ka warabiy o.

 

Mar labaad,  hambalyo dhammaan  Mujaahidiinta SNM iyo shacabka  Somaliland ,ee   maan ta u dabaal degaya, xuska sannad guuradii 29 aad,  ee ka soo wareegaty aasaaskii ururk a xaq u  dirirka ee  SNM , April 6 , 1981.

 

 

Engineer Mohamed Ali Muse
Civil Engineer
Senior Computer Network Specialist
Editor in Chief & Webmaster
Timacade News Network TNN
www.TimacadeNews.com