HAMBALYO MEHER
GACAL IYO SOKEEYAB GUURKIINA LAGU FARAX
 

1.Aabo cali cusmaan faarax
2.Hooyo hodan cilmi barre
3.Isaxaaq cabd guuleed
4.Maxamed muuse xassan
5.Mustafe hirad jaamac
6.Saleebaan yaasiin diiriye
7.Axmed cali cusmaan
8.Jaamac dayax weerar
9.Hodan cali cusmaan
10.Abdi yousuf cige
11.Axmed Aw cabdilaahi khaliif iyo xaaskiisa


dhamaan dadkaas oo kala jooga finland, somaliland, hollan d,swden iyo united kindom waxay hambalyo iyo bogaadin hawada umarinayaan lamaanaha :


Naasir Cali Cusmaan

iyo
Sahra Aadan Yousuf


oo meherkoodu ka dhacay magaalo madaxda Gobolka
Sanaag ee Ceerigaabo 11.06.2009
waxaan leenahay noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado
 

Aamiin  Aamiin  Aamiin

 




Awal Ahmed Khaliif

khaliiff05@hotmail.com