Hambalyo Madaxweynaha Somaliland,Dawladdiisa iyo shacabak Somaliland
Anigoo ku hadlaya magacayga, Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine), ka Marwadayda iyo caruurt aydaba , waxaan hambalyo kal iyo laab ah u dirayaa, Madaxweynaha Somaliland , Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaayo), Dalwaddiisa iyo dhammaan shacabka Somaliland.
Waxaan ilaahay uga baryaa,inuu masuuliyaddaa loo igmaday u fududeeyo, kana yeello Ma daxweyne horumar iyo barwaaqo gaadhsiiya dalkeenna Somaliland.
|