Anigoo ku hadlaya magacayga, Maxamed Cali Muse , ka  Bahda shabakadda wararka ee  Long Live Somaliland , ka marwadayda iyo caruurtayda, waxaan hanbalyo iyo salaan u diraynaa, Cabdiraxmaan Axmed Xuseen Kooshin iyo Caasha Jaamac oo gabadhi todobaadkan   ugu dhalatay  magaalo madaxda waddanka Somaliland ee Hargeysa. Gabadhaas oo loo bixiyay Ayaan.

Waxaan ilaahay uga baryaynaa In ilaahay ka yeelo gabadhii dadkeeda , dalkeeda iyo diinteeda anfacda
 

 


Aamiin Aamiin Aamiin