HAMBALYO AROOS GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX
Samiira
Xaaji Cumar Askar
Anigoo ku hadlaya magacayga ,Maxamed Cali Muse, ka marwadayda iyo caruurtayda,waxaan ham balyo kal iyo laab ah u dirayaa saaxiibkay, Cumar Maxamed Xoore iyo Samiira Xaaji Cumar Askar, oo ku aroos galay carriga Ingiriiska , gaar ahaan magaalada London. Waxaan ilaahay uga baryayaa inuu guurkooda ka yeelo kii lagu nagaado,ee lag u badhaadho,ee nolol fiican iyo bash bash iyo barwaaqo ku waaraan.Waxaan kaloon ilaahay weydiisanayaa, inuu ubad kheyr qaba, oo dadkooda,dalkooda iyo diintodaba anfacana ilaahay kala siiyo.
Aamiin Aamiin Aamiin
|