Hambalyo Sanad guurada 5-aad
ee Shabakada Caalamaigaa ee Timacade News
Holland (TNN)-Waxaa xafiiska TNN ee
Dalka Holland ku soo qul qulaya
hambalyooyin, ku saabsan munaasabada sananad guuradii
5-aad ee ka soo
wareegtay maalintii shabaka da TNN al-baabada loo furay.
Ururada ay hambalayadaasi naga soo gaadhay waxaa ka mid:-
1- Ururuka Samaflka ee Nomad.
2- Uruka Samalka ee
Hooyo
Waa
Lama
Huraan.Gudoomiyaha
Foosiya Maxamed Xassan.
3-Stichting Somaliland centrum.
4-Aabo Maxamed Yuusuf Buux Iyo Hooyo Xaliimo Abdi
5-Amiin Cali Xassan iyo Marwadiisa
6-Abwaan Zuweys iyo Maxwadiisa.
7-Osman xaaji Cali
8-Qaadiro iyo Marwadiisa
9-Keyse
Dhamaan Ururadaasi iyo asxaabta kor ku qorani waxay
hambalyo aan xad
lahayn gaad h-siinayaan, Shabakada Caalmiga ah ee
TNN , oo ay u
rajeynayaan, Horumar, guul.Shab a dakaasi oo ku caan baxday h dhex-dhexaadnimo, Hambalyo,
Hambalyo,Hambalyo.
Weriye Halgan
Timacade News Desk
Holland
|