SHABAKADDA CAALAMIGA AH EE TIMACADE NEWS NETWORK (TNN) OO IDIN LEH SANNAD WACAN OO WANAAGSAN

 

 

Maamulka iyo dhammaan hawl wadeenada Shabakadda Caalamiga ah ee Timacade News Network (TNN) , ee ku kala sugan dunida dacaladeedu,waxay  shacabka Somaliland iyo dhammaan  akhyaa rta xiiseeysa,  ee ku xidhan TNN ,u dirayaan Hambalyada Sannadka cusub ee 2013.

 

Waxaan dhammaantiin idiin rajaynaynayaa, inaad sannadka sannadkiisa ku gaadhaan caafimaad,n abad qab , bash bash  iyo barwaaqo.

 

Waxaan Allaha awoodda leh weydiisnaynaa, inuu sannadka cusub ,2013, ka yeelo kii innoo hagaag a, Dalkeenuna  hantiyo Aqoonsi Caalamiya , aamiin,aamiin,aamiin.

 

 

 

 

 

Maamulka Timacade News Network (TNN)