HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

Muxiyadiin Cabdikariin Cali (Madoobe)
 &

     Farduus Axmed Muxumed

 

 

 

 

 

 



Hambalyo Meher: Muxiyadiin C/kariin Cali (Madoobe) iyo Farduus Axmed Muxumed oo meherkoodu 22-02-2012 ka dhacay Hotel Emperial ee Magaalada Hargeisa.


Aabo C/kariin Cali Buux, Hooyo Caasha Axmed Sugaal, Adeero Axmed Cali Buux, Adeero Abiib Cali Buux, Adeero Carab Cali Buux, Adeero Aadan Cali Buux, Eedo Hibo Cali Buux, Abtiyo Xasan Axmed Sugaal, Rashiid Axmed Sugaal, Yurub Axmed sugaal, Saynab Axmed Sugaal, Yusur Maxamed Sugaal,Siraad Haybe Sugaal, Nimco Cali Ibraahin, Hinda Cali Ibra ahin, Yaxye Cali ibraahin, Xasan Cabdi Madar, Busaad Cabdi Madar, Aamina Cabdi Madar ,Siciid Sh.Ismaaciil Aadan, Kamaal Sh. Ismaaciil Aadan, ayeeyo sahra Macalin. Maxamed C/kariin Cali iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Raxma C/kariin Cali iyo Caruurteeda, Mustafe C/kariin Cali (Future),Ismaaciil C/kariin Cali (Dhago), Yuusuf C/kariin Cali, Sacad C/karii n Cali, Khaalid C/kariin Cali, Hodan C/kariin Cali, Amiira C/kariin Cali, Fadxiya yuusuf Ciisa, C/laahi Daa,uud Ciise, Mahdi Sh.Cabdi Axmed, Safiya C/risaaq Sh.Aadan, Samsam C/risaaq Sh.Aadan, Faysa C/risaaq Sh.Aadan

 


• Siciid Cali Daahir (Sacad Guray)
• Cali Mahdi Cismaan Axmed
• Mustafe C/kariin cali (Future)
• Sacad Muuse Cabdi
• Saynab Maxamed Cabdi
• Axmed Sh.Nuur Ducaale (Biito)
• C/risaaq Axmed Hayaan (Ilkacase)
• Nimcaan Dheeg Ibraahin
• Caydaruus Axmed ismaaciil
• Maxamed C/laahi Faarax
• Nimco Muxumed Ibraahin
• Axmed Geedi khaliif
• Sakariye Dayib Cali

 


Dhamaan Dadkaasi oo kala jooga Dalka gudihiisa iyo Dibadiisa, waxay Hambalyo Meher hawada umarinayaan meherka:
Boqorka Muxiyadiin C/kariin Cali (Madoobe) iyo Farduus Axmed Muxumed oo meherkoodu 22-02-2012 ka dhacay Hotel Emperial ee Magaalada Hargeisa.


Guurkiina guur khayr , Gurigiina guri nagi ,Guuloow ka yeel , illaahay Aqal galkiina ha idi nku gaadhsiiyo Bash-bash iyo barwaaqo.... Aamiin………..aamiin.
 

 

 

Tafatiraha Guud , Eng. Maxamed Cali Muse, maamulka Shabakada wararka iyo dhammaa n hawl wadeenada Bahda Timacade News Network (TNN), ee ku kala sugan dunida dacal adeeda, waxay hambalyo iyo ducaba u dirayaan, Boqorka iyo Boqoradda , Muxiyadiin Cab dikariin Cali  Buux (Madoobe) iyo Farduus Axmed Muxumed, oo oo meherkoodu 22 Febra ry ,2012,ka dhacay Hotel Emperial, ee Magaalada Hargeysa.


Waxaanu lamaanaha is mehersaday Allaha awoodda leh  uga baryeynaa, inuu guurkooda ka yeelo
kii lagu nagaado, lagu badhaadho ,lagu nimcaysto , ubad kheyr qabana ,ilaahay kala siiyo, Aamiin Aamiin Aamiin

 


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Muxiyadiin Cabdikariin Cali (Madoobe)

 Farduus Axmed Muxumed

 

 

 

 



               Muxiyadiin Cabdikariin Cali (Madoobe)

                      

           Farduus Axmed Muxumed